Waxaan Dhisnaynaa
Mustaqbalka
Digitalkaaga

HimiloX waa agency xirfadleh oo sameeya websetyada quruxda
badan, kuwa shaqeeya, oo caawiya ganacsiyada inay online
noqdaan oo heer sare gaadhan.

50+

Projects

40+

Macmil Faraxsan

3+

Sano qibrad

98%

Qanacsanaan

Adeegyadayada

Waxa Aanu Kuu Samayn
Karno

Waxaan samaynaa websetyada noocyadooda kala duwan, si aad u
gasho suuqa online-ka si xirfadleh.

Websaydhka Maqaayada

Menu online ah, booking nidaam, iyo muuqaal fiican oo soo jiidanaya macaamiisha cusub.

Agency Website

Appointment booking, macluumaadka dhakhtarka, oo ku nidaamsanaan dib-u-eegis fudud.

E-Commerce Tukaan

Menu online ah, booking nidaam, iyo muuqaal fiican oo soo jiidanaya macaamiisha cusub.

Maxaa naga Khaas?

Websaydh kasta waxaan u naqshadeynaa si gaar ah — ma aha template caadi ah.

Websaydhyadayada waxay ku shaqeeyaan heer sare oo xawli ah mobile iyo desktop.

Kadib dhameystirka mashruuca, waxaan ku joognaynaa si aan kuu caawino.

Heer world-class ah qiimo aad macquul ah — ganacsiga yar iyo weyn.

Mashruucyada badankooda waxaan ku dhamaystirnaa 7–21 maalmood.

Shaqadeenna

Mashruucyada Dhameenay

Dhowr ka mid ah shaqadii aan hore u samaynay macaamiilladayada.

Macaamiishu Waxay Yidhaahdaan

Aragtida Macaamiisheena

Dhageyso waxa macaamiishena ka sheegaan shaqadii aanu u qabnay.

Axmed Xasan Milkiilaha HoryalShop

HimiloX waxay ii samaysay websaydhka maqaayadda oo aad u qurux badan. Macaamiilku hadda online ayey booking ka samaystaan — ganacsigaygu 40% ayuu koray!

Faadumo Osman Bare_Al-abadir

Platform-ka Al-abaadir Skills waxbarashada uu HimiloX ii dhisay waa mid aad u fudud oo ardaydu jecel yihiin. Support-ka waa outstanding! Si gaar ah ugu mahadsanid.

Dr. Mohamud Bile CEO Notary

Xirfad iyo xilqaan! Websaydh-ka Nootayada waa mid casri ah oo macaamiishu ay si fudud u isticmaali karaan. Shaqada waxay dhammaatay waqti yar oo heer sare ah.

Farhan ahmed Milkiilaha Kubadlive

"Waxaan si weyn ugu qanacsanahay shaqadii ay noo qabteen bahda HimiloX. Waxay noo dhiseen website-ka wararka ciyaaraha ee KubadLive si casri ah, una fudud isticmaalayaasha.

Status

50+

Projects

Naga Saabsan

Waxaanu Nahay Koox Xirfadleh

HimiloX waa digital agency ka dhashay Muqdisho, Somalia. Waxaan u heelnanahay in aan ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa aduunka kale u helno meel xooggan online-ka.

Khibraddayada waxay ka timaaddaa mashruucyo badan oo la shaqeeyay ganacsiyada kala duwan — maqaayado, isbitaallo, tukaanno online, agencies, iyo qof wal oo raba inuu muuqdo internet-ka.

Udub-dhexaadka shaqadayada waa: Naqshadayn qurux badan + Farsamaynta xirfadleh + Taageero joogto ah.

Choose Your Growth Plan

Every successful business starts with a strong online presence. Select the plan that fits your needs today and scale your brand with confidence tomorrow.

Starter Package

Perfect for Personal Brands & Small Businesses
$320
  • 1–3 Custom Pages
  • Mobile Responsive Design
  • Professional Contact Form
  • WhatsApp Integration
  • Basic SEO Optimization
  • Fast Loading Website
  • Social Media Links Integration
  • Free Domain Setup Assistance
  • 7 Days Support After Launch

Premium Business Package

*Complete Digital Solution for Serious Brands*
$850
  • Everything in Growth Package
  • E-commerce or Booking System
  • Security & Backup Management
  • Content Strategy Consultation
  • Monthly Website Maintenance
  • Full Social Media Setup
  • Advanced Performance Optimi
  • Priority Technical Support
  • Marketing & Growth Guidance

Bilow Maanta

Mashruucaaga
Kusoo Bilow HimiloX

Nala xiriir maanta — waxaan kuu diyaarinaa qorshaha bilaashka ah.

La Xiriir

Aan Dhismno Websaydhkaaga

Kula hadal kooxdayada maanta. Waxaan kuu diyaarinaa qorshaha iyo qiimaha bilaashka ah 24 saacadood gudahood.

Farriin Noo Dir

Contact Form Demo