Our Services

Adeegyadayada

Waxa Aanu
Kuu Samayn
Karno

Waxaan samaynaa websetyada noocyadooda kala duwan — qof kasta iyo ganacsi
kasta oo baahan meel xooggan online-ka.

Noocyada Websaydha

01

Adeeg 01

Websaydhka Maqaayada

Naqshadayn qurux badan oo soo jiidanaysa macaamiisha. Leh menu digital, online booking, galeri sawirro, iyo nidaam dib-u-eegis macaamiil.

Menu online ah oo la cusboonaysiiyay fudud

Nidaamka Booking & Reservation online

Gallery sawirro cuntada iyo maqaayada

Google Maps iyo xiriirka social media

Nidaam dib-u-eegis (reviews) macaamiil

Adeeg 02

E-Commerce — Tukaan Online

Tukaan online buuxa oo aad ku iibsan karto alaabta internetka. Leh cart, lacag-bixin, iyo dashboard maamulka alaabta si fudud.

Catalogue alaabta leh sawirro & qiimayaal

Nidaam lacag-bixin (EVC, Zaad, Card)

Dashboard maamulka orders & inventory

Raadraac diiwaangelinta macaamiil

WhatsApp integration for orders

02

03

Adeeg 03

ELearning Madal Waxbarasho Online

"Madal waxbarasho online ah oo casri ah, degdeg badan, isla markaana fududaynaysa maamulka koorsooyinka iyo waxbarashada ardayda si ay ugu bartaan si sahlan meel kasta iyo wakhti kasta."

Dashboard arday iyo macallin oo dhamaystiran

Maamulka koorsooyinka, ardayda & macallimiinta

Casharro muuqaal, qoraal & faylal la soo dejisan karo

Nidaamka imtixaanaadka iyo qiimaynta ardayda

ku shaqeeya mobilada iyo kombiyuutarada

Adeeg 04

Websaydhka News-ka

Nidaam warbaahineed oo casri ah oo loogu talagalay wararka, maqaalada, iyo blogs-ka. Akhristayaashu waxay si sahlan oo degdeg ah uga heli karaan wararkii ugu dambeeyay, halka qoraayashuna ay si fudud u maamuli karaan una daabici karaan xogtooda.

Qaybaha wararka iyo blogs-ka oo nidaamsan

Xawaare sare iyo naqshad ku habboon dhammaan qalabka

SEO u diyaarsan si wararku uga muuqdaan Google

Dashboard maamulka qoraayaasha iyo tafatirayaasha

Falanqayn iyo statistics si loo cabbiro booqashooyinka

04

05

Adeeg 05

Agency-ga Dijitaalka ah

Xalal dijitaal ah oo casri ah oo loogu talagalay ganacsiyada iyo shirkadaha doonaya koboc iyo muuqaal xirfadeed. Waxaan dhisnaa websites degdeg badan, SEO u diyaarsan, isla markaana bixinnaa adeegyo branding, automation, iyo digital solutions si ganacsigaagu ugu tartamo suuqa casriga ah.

Naqshadeyn iyo dhismaha websites casri ah

SEO iyo hagaajinta muuqaalka Google

Branding iyo aqoonsiga ganacsiga

Nidaamyo automation iyo xalal dijitaal ah

Dashboard maamulka iyo taageero joogto ah

Adeegyadayada

Habkayaga Shaqo

Choose Your Growth Plan

Every successful business starts with a strong online presence. Select the plan that fits your needs today and scale your brand with confidence tomorrow.

Starter Package

Perfect for Personal Brands & Small Businesses
$320
  • 1–3 Custom Pages
  • Mobile Responsive Design
  • Professional Contact Form
  • WhatsApp Integration
  • Basic SEO Optimization
  • Fast Loading Website
  • Social Media Links Integration
  • Free Domain Setup Assistance
  • 7 Days Support After Launch

Premium Business Package

*Complete Digital Solution for Serious Brands*
$850
  • Everything in Growth Package
  • E-commerce or Booking System
  • Security & Backup Management
  • Content Strategy Consultation
  • Monthly Website Maintenance
  • Full Social Media Setup
  • Advanced Performance Optimi
  • Priority Technical Support
  • Marketing & Growth Guidance