Waxaanu Nahay
HimiloX —
Koox Xirfadleh
Digital agency ka dhashay Muqdisho, Somalia. Waxaan u heelnanahay in aan ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa aduunka kale u helno meel xooggan online-ka.
Magacayaga "Himilo" wuxuu ka dhigan yahay "Jid" Soomaali — jidka ganacsigaagu u maro horumarinta, kobcinta, iyo guusha.
HimiloX
Jidka Ganacsigaaga Online-ka — Dhisnaa xirfad, niyad, iyo kalsooni.
50+
Projects
40+
Macmiil
3+
Sano qibrad
98%
Satisfaction
Status
- Online & Building
50+
Projects
Naga Saabsan
Waxaanu Nahay Koox Xirfadleh
HimiloX waa digital agency ka dhashay Muqdisho, Somalia. Waxaan u heelnanahay in aan ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa aduunka kale u helno meel xooggan online-ka.
Khibraddayada waxay ka timaaddaa mashruucyo badan oo la shaqeeyay ganacsiyada kala duwan — maqaayado, isbitaallo, tukaanno online, agencies, iyo qof wal oo raba inuu muuqdo internet-ka.
Udub-dhexaadka shaqadayada waa: Naqshadayn qurux badan + Farsamaynta xirfadleh + Taageero joogto ah.
- Quality Kore
- Support 24/7
- Design Gaar ah
- Waqti Dhakhso
- Qiimo Macquul
- Mobile-Ready
Maxaa naga Khaas?
- Design Casri ah oo Qurux badan
Websaydh kasta waxaan u naqshadeynaa si gaar ah — ma aha template caadi ah.
- Xawaaraha Sareeya
Websaydhyadayada waxay ku shaqeeyaan heer sare oo xawli ah mobile iyo desktop.
- Support Joogto ah
Kadib dhameystirka mashruuca, waxaan ku joognaynaa si aan kuu caawino.
- Qiimo Macquul ah
Heer world-class ah qiimo aad macquul ah — ganacsiga yar iyo weyn.
- Waqti Dhakhso ah
Mashruucyada badankooda waxaan ku dhamaystirnaa 7–21 maalmood.
HimiloX – Hal-abuurka Mustaqbalka Dijitaalka ah
HimiloX waxaa aasaasay Abdifatah Omar, oo ah Web Designer iyo Graphic Designer leh aragti fog iyo himilo weyn oo ku saabsan hal-abuurka dijitaalka ah. Tan iyo sanadkii 2023, wuxuu si firfircoon uga dhex shaqeynayay warshadaha design-ka isagoo hirgeliyay dhowr iyo toban mashruuc oo guuleystay.
Maanta, HimiloX waa agency cusub oo firfircoon oo diiradda saarta samaynta websaydho casri ah, naqshado muuqaal oo soo jiidasho leh, iyo xalal dijitaal ah oo ka caawiya ganacsiyada inay gaaraan heerar cusub.
Kooxdayada xirfadlayaasha ah waxay diyaar u yihiin inay ka jawaabaan baahiyaha dhinacyada:
Mashruucaagana Xiga?
Nala xiriir — waxaan kuu samaynaa mid ka fiican kuwaan oo dhan.
